|
Sunday, 11 July 2010 21:01 |
|
Kadib markuu dhamaaday wakhtigii caadiga ahaa ee 90 daqiiqo ee ciyaarta ayaa waxaa lagu daray 30 daqiiqo daqiiqadii 25 aad ayaa waxaa goalka shabakha udhigay ciyaaryahan reer spain ah halkaas ooo markali ah jawigii isu badalay farxad& naxdin ay kala qaadeen
taageerayaashii reer spain& taageerayaashii reer Holand
sikastaba ha ahaatee labada dal ee holand& spain ayuu midba si waagu ugu baryayaa
gaariye
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
|
|
Last Updated on Sunday, 11 July 2010 21:10 |
|
|
Sunday, 18 July 2010 00:00 |
|
Dhamaan jaaliyadaha somalida ogadenia ee kudhaqan dalka Uk waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan eheladii
iyo qaraabadii uu ka geeriyooday ala ha unaxariistee al xaaji Bashir Caleen oo ku geeriyooday dalka Kenya
Bahda Galaalxoor.Online waxay mid taas lamida udiraysaa ehelada uu kageeriyooday xaji bashir caleen
eebe janadiisi hakawaraabiyo iyagana samir&iimaan ala haka siiyo
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
|
|
Last Updated on Sunday, 18 July 2010 22:15 |
|
Tuesday, 06 July 2010 09:11 |
|
Shirkii Ururka Dowlad Gobaleedka IGAD ee ka Socday Magaalada Addiss Ababa ee Caasimada Taliska Itoobiya ayaa lagu go,aamiyay in Ciidamo Deg Deg ah Soomaliya loogu diro kuwaas oo dhan 2000 Ciidan ah waxaana Go,aankan wada Gaaray Dowladdaha IGAD ka kooban ee, Ethiopia, Jabuuti, Kenya, Sudan, Somaliya Iyo Ugandha. Madaxwayne Shariif ayaa Isago Khudbada uu ka Jeediyay Halkas ka sheegay in Soomaliya ay ku Jirto Gacanta Alqaacida.
Warka ayaa wuxuu Intaas ku sii darayaa In Suurtagal ay tahay In Dowlada Dariska ah ay Galaan Soomaliya, Iyadoo Ciidamadan 2000 ah aan la cadayn Dowlada Dhabta ah ee Baxin doono Balse la qiyaasay in 1500 oo ka mid ah Ciidamada Itoobiya Dib u galaan Caasimada Dalka Soomaaliya.
|
|
Last Updated on Tuesday, 06 July 2010 13:09 |
|
Read more / sii akhri...
|
|
|
|
|
|